Faahfaahino ka soo baxaya Qaraxii ka dhacay degmada Xamar-weyne (Sawirro)

Qarax xoogan ayaa goor dhoweyd oo barqadii ah ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa si xoogan looga maqlay inta badan magaalada. Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay inta u dhexeysa saldhiga Booliska Afar-irdood iyo Dhismaha Suuqa Muqdisho Mall ee degmada Xamar-weyne. Goob joogayaal ayaa ku waramay in qof … Continue reading Faahfaahino ka soo baxaya Qaraxii ka dhacay degmada Xamar-weyne (Sawirro)